Gudoomiye Maxamed Mursal la kulmay khubaro ka socotay UNDP (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BaarlamaanKa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay khubaro ka socotay Hay’adda UNDP. Nihaad Hussein oo ah Lataliye sare oo dhinaca Farsamadda ee Hay’adda UNDP ayaa Sharaxaad Ka bixisay Wada shaqeynta ay la leeyihiin Barlamaanka iyo guud ahaan Guddiyadiisa u qaabilsan Shuruuc Dejinta. “Waxaan Rajeyneynaa In … Continue reading Gudoomiye Maxamed Mursal la kulmay khubaro ka socotay UNDP (Daawo Sawirada)